Latest News
- 01/22 Beesha Cabdi Koombe(Jambeel) oo qaadacday golihii deegaan ee laga dhisay Qandala.
- 10/20 maqaaxi kutaal (Dammam)sa,udia oo qofkii aan cuntada dhamysan ku xakuntay ganaax(DAAWO)
- 09/22 OGEYSIID,kusocda jaaliyada Degan Denmark gaar ahaan nawaaxiga Aarhus
- 09/10 Halkan Kabaro salaada sida loo tukado
- 08/29 Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa deeqdii jaaliyada Randers ay udirtay walaalohooda dhibaataysan(VIDEO)
- 08/12 Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.
- 08/04 Tacliiqii Sheekh Daahir iyo masjid Cumar Ibnu Khadaab magaalada Qrdho(DHEGEYSO)
- 08/02 Masjidka Ibnu Cuthaymiin ee magaalada leicester taraawiixdii caawa dhegeyso
- 07/29 DOWLADA DHOWR AH OO KUDADAALAY RAADINTA BISHA RAMADAAN AAKHIRKIINA KUDHAWAAQEY IN LASOOMO MAALINTA ISNIINTA MAADAAMA LA ARKI WAAYAY.
- 07/25 Fadliga quraanka kariimka ah (DAAWO)
>> << Muxaadarooyin Gaar ah
-
Nairobi:Kala soco kitaabkii Muntaqal Akhbaar waxaa soo jeedinaya Sheekh maxamed Cabadi Umal
-
Hargeysa:Halkan waxaad kadhegeysataa kacdoon shacab Qaybtii Koowaad iyo tii labaad Sh Mustafe Xaaji Ismail(Dhagayso )
-
Muxaadarooyinka Sheekh Xasaan
-
Muxaadarooyinka Sheekh C/Abyad
-
South africa: Nadwo Kusaabsan Dariiqa Saxda ahi waa Islaam Sheekh Maxamed Cabdi Umal
-
Qolka sheekh Maxamed Idiris
-
Boosaaso:Muxaadarooyinka Sh.Fu,aad M Xaji Nuur(RIIXHALKAN)
-
Halkan kadhegeyso udabaaldegida Maalinta Kirismiska Skeekh Cabdi Qani (Qardhaawi)
-
Maxaadarooyinka Skeekh Shibili
-
Muxaadarooyinka Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax
-
Minneapolis:muxaadaro kusaabsan Sifaatu Ahlul Ahwaa(calaamadaha dadka ahlu bidaca ah)(DHEGEYSO)Fadiilatul sheekh Maxamed Idiris…..
Warar
Beesha Cabdi Koombe(Jambeel) oo qaadacday golihii deegaan ee laga dhisay Qandala.
بسم الله الرحمن الرحيم Ku: Gudoomiyaha Gobolka Bari :Bosaaso Og: Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha : Garoowe Og: wasiirka wasaarada amniga :Garoowe Ujeedo: Dacwad lidi- ku-ah qaabkii loo dhisay xubnaha… Sii Akhri
OGEYSIID,kusocda jaaliyada Degan Denmark gaar ahaan nawaaxiga Aarhus
Kulankan ayaa lagula kulmayaa hadii Allaha awoodalii ogolaado ruug cadaa soomaaliyeed oo qayb libaax kasoo qaatay gurmadkii abaarihii soomaaliya soomaaliya ku dhuftay.
Halkan Kabaro salaada sida loo tukado
Halkan kadaawo sida salaada loo tukado oo maqal iyo muuqaal ah. Halkan kadaawo salaadii
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa deeqdii jaaliyada Randers ay udirtay walaalohooda dhibaataysan(VIDEO)
Deeqdan oo ay qaybisay Alnahrey ee afgooyee ayna soo dhiibeen walaalaha kunool wadanka denmark gaar ahaan magaalada Randers oo dhacda ama ku taal Nooradka wadankaa. Deeqdaa waxaa iska ururiyey walaalaha… Sii Akhri
Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.
Denmark:Magaalada layiraahdo Randers ayaa waxay deeq soo gaasiisay walaalohooda ku dhibaataysan nawaaxiga Afgooye waxayna wakiisheen ALNAHREYN oo hayad quudisa agoomo. Waxaa loo qaybiyey dad gaaraya ilaa 100 qof sida aaad… Sii Akhri
Tacliiqii Sheekh Daahir iyo masjid Cumar Ibnu Khadaab magaalada Qrdho(DHEGEYSO)
Shiikh Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya sida weyn looga yaqaan ayaa caawa soo gaaray magalaada Qardho isagoo uu shiikhu uu kalimada baraarujin ah u jeediyey dadweynihii… Sii Akhri
Maqaal
-
Qaahira:SALDHIGYADA CIIDAMADA AMNIGA MASAR OO LAGU QAMAAMAY.
Tukuminti lajarjaray gudaha saldhiga amniga oo kuyaal magaalada Qaahira. kadib markii ay ciidamada amnigu gubeen saldhigoodii kuyiil meesha looyaqaan 6 oktoobar oo kutaal magaalada Qaahira ayaa shacab kadhiidhiyay arintaasi waxey… Sii Akhri
- saudia:Wadanka Saudiga oo laga ugaarsanayo shimbir uu kuxiranyahay qalab laga hagayo Israil
- waa kitaab
- Gaalkacanyo:Dagaal maanta kadhacay duleedka magaaladaas.......
Tacsi
-
Garoowe:انالله وانا اليه راجعون waxaa magaalada Garoowe maanta ku geeriyoodey Maxamad Guuleed Madoobe.
waxaanu tacsi tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Maxamad Guuleed Madoobe oo maanta oo Jumce ah ku geeriyoodey magaalada Garoowe isagana ilaahay kitaabkiisa midigta hakasiiyo janatul fartowsana hageeyo… Sii Akhri
- Denmark:jaaliyada soomaaliyeed ee kunool magaalada(Randers)waxay tacsi u dirayaan elelkii uu ka geeriyoodey Sheekh Cumar Faaruuq
- Leicester:انا لله وانا اليه راجعونwaxaa magaalada boosaaso lagu dilay xalay suldaan ciise xasan cumar
Muxaadarooyin
-
Nairobi:Kala soco kitaabkii Muntaqal Akhbaar waxaa soo jeedinaya Sheekh maxamed Cabadi Umal
Darsiga 1aad Muntaqal Akhbaar sh maxamed cabdi umal Download Darsiga 2aad Muntaqal Akhbaar sh maxamed cabdi umal Download Darsiga 3aad Muntaqal Akhbaar sh maxamed cabdi umal Download Darsiga 4aad Muntaqal Akhbaar sh maxamed cabdi… Sii Akhri
- Hargeysa:Halkan waxaad kadhegeysataa kacdoon shacab Qaybtii Koowaad iyo tii labaad Sh Mustafe Xaaji Ismail(Dhagayso )
- Muxaadarooyinka Sheekh Xasaan
- Muxaadarooyinka Sheekh C/Abyad








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

