List/Grid

Yearly Archives: 2010

saudia:Wadanka Saudiga oo laga ugaarsanayo shimbir uu kuxiranyahay qalab laga hagayo Israil

saudia:Wadanka Saudiga oo laga ugaarsanayo shimbir uu kuxiranyahay qalab laga hagayo Israil

Wadanka Saudiga oo laga ugaarsanayo shimbir uu kuxiranyahay qalab laga hagayo Israil

Muqdisho:Waxaa maanta hortegey Baarlamaanka kumeelgaarka ah Reysalwasaare farmaajo..

Muqdisho:Waxaa maanta hortegey Baarlamaanka kumeelgaarka ah Reysalwasaare farmaajo..

Waxaa maanta hortegay Golaha Baarlamaanka ee DFKM Raiisul Wasaaraha DFKM Maxamed C/llaahi Farmaajo si su,aalo looga wiidiyeo shirkad do la sheegay in hishiis dhinac amniga ah la gashay DFKM.

Muqdisho:Sheekh Xasan Daahir Aweys oowaraysi dheer siiyey VOA ku saabsan heshiiskii(DHEGEYSO)

Muqdisho:Sheekh Xasan Daahir Aweys oowaraysi dheer siiyey VOA ku saabsan heshiiskii(DHEGEYSO)

Sheekh xasan oo waraysi siiyey idaacada afkasoomaaliga ee VOA kana hadlay waxyaabo badan oo ay kamid yihiin midowgii ay midoobeen Xisbul islaam iyo Al-shabaab. Qaytii Koowaad ee sheekh Xasan daahir… Sii Akhri »

Iran:Wafdi soomaaliyeed oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka Shiriif Xasan…….

Iran:Wafdi soomaaliyeed oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka Shiriif Xasan…….

Wasiirka cadaaladda ee dalka Iran, Seyyed Morteza Bakhtiari ayaa sheegay in nidaamka cadaaladda ee dalka Iran oo ku salaysan aqoonta Islaamka ay diyaar u yihiin in khibradda wanaagsan

Puntland:Guddiga Abaaraha oo kawarbixiyey kormeero ay ku mareen gobalka Bari iyo karkaar…..

Puntland:Guddiga Abaaraha oo kawarbixiyey kormeero ay ku mareen gobalka Bari iyo karkaar…..

Guddiga Abaaraha Puntland Oo Ka Warbixiyey Kormeero Ay Ku Mareen Gobolada Bari Iyo Karkaar Guddiga qaabilsan xog-uruurinta abaaraha Puntland ayaa ka hadlay kormeer ay kusoo sameeyeen deegaano ka mid ah… Sii Akhri »

Muqdisho.Skiikh Xasan Daahir Daahir Aweys oo Markii u horaysey Lagu arkay isagoo Shiikh Cali dheere Dhinac fadhiya(DHEGEYSO)

Muqdisho.Skiikh Xasan Daahir Daahir Aweys oo Markii u horaysey Lagu arkay isagoo Shiikh Cali dheere Dhinac fadhiya(DHEGEYSO)

Talaado, 28 December, 2010 Guddoomiyihii ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa markii ugu horreysay kala hadlay saxaafadda xaflad lagu maamuusayay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo si… Sii Akhri »

Boosaaso:Muxaadarooyinka Sh.Fu,aad M Xaji Nuur(RIIXHALKAN)

Boosaaso:Muxaadarooyinka Sh.Fu,aad M Xaji Nuur(RIIXHALKAN)

halkan kadhegeyso udabaaldega Ciidaha gaalada iyo sanadka Cusub [Audio clip: view full post to listen] Hoos kadhegeyso Muxaadaro Marka hore Tawxiidka [Audio clip: view full post to listen]

Masjidka Rowda ee Boosaaso udabaaldega sannadka gaalada waa sh.fu,aad M xaji Nur(DHEGEYSO)

Masjidka Rowda ee Boosaaso udabaaldega sannadka gaalada waa sh.fu,aad M xaji Nur(DHEGEYSO)

Waa Muxaadiro uu inoo soo jeedinayo fadiilatul Sh.Fu,aad M Xaji Nur oo uu kasoo jeediyey Masaajidka Rowda ee Magaalada Boosaaso.

Kampala:Madaxweynaha Uganda oo cambaareeyay howlgalka AMISOM.

Kampala:Madaxweynaha Uganda oo cambaareeyay howlgalka AMISOM.

Kampala: Madaxweynaha dalka Uganda Janaraal Yuweri Musafani ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay in aysan wax fiican ka qaban xaaladd amaan ee… Sii Akhri »

Boosaaso:Guddoomiyaha Gobolka Bari oo Qowmiyadda Digil Iyo Mirifle Raali geliyey

Boosaaso:Guddoomiyaha Gobolka Bari oo Qowmiyadda Digil Iyo Mirifle Raali geliyey

Maamulka gobolka Bari iyo waxgarad ka tirsan qowmiyada ku aftirsata qowmiyada Digil iyo Mirifle ayaa maanta kulan ku yeeshay guriga gobolka ee degmada Boosaaso. Guddoomiyaha gobolka Bari Sheekh Cabdixaafid Cali… Sii Akhri »