Monthly Archives: August 2010
Muqdisho:dagaalka kasoconaya caasumada oo galay maalintii sagaalaad iyadoo maanta ay ku dhinteen sagaal qof.
Ugu yaraan 9 qof ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeyn galinkii danbe ee maanta lagu garaacay suuqa Bakaaraha sida ay BBCda u xaqiijiyeen… Sii Akhri
Muqdisho: shiikh xasan daahir aweys oo qiimaynaya siduu u arko dawladii cabdulaahi iyo tan shiikh shiriif
Gudoomiyaha Ururka Xibul Islaam Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa uu maanta si kulul u canbaareeyey codsi dhawaan uu madaxweynaha DFKM Sh Shariif uu u diray beesha Caalamka isagoo kaga… Sii Akhri
Danmark:dhalinyarta ajaanibtaa oo kamushahar badatay dhalinyarta deenishkaa ee la da,ad ah.
Dhallinyarada ajinebiga ah ee Danmark ayaa ka mushahar fiican, da’aha qaarkood dhallinyarada deenishka ah. Sidaas waxa muujiyay baadhitaan uu sameeyay ururka wershedaha deenishka, DI, kaasoo uu baahiyay wargayska Berlingske Tidende… Sii Akhri
Muqdisho:xarakada al-shabaab oo guulo kasheegatay dagaalkii maanta.
Iyadoo maalintii sideedaad ay galeen dagaallada Muqdisho ku dhexmaraya dowladda KMG ah oo kaashanaysa AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab ayaa waxaa guulo ka sheegtay dagaallo maanta ka dhacay waqooyiga Muqdisho Xarrakatul… Sii Akhri
Muqdisho:guddoomiyaha gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Maxamed Xuseen shir jaraa’id ku qabtay Gudaha Mowlaca Macallin Nuur oo shalay lagala wareegay ciidan Ahlusunna kadib markii dagaal culus la galeen alshabaab ay isaga soo baxeen halkaasi.
Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab oo la wareegtay Gacan ku hayntii saldhigii ugu weynaa ee Ahlu-Sunna ee Mowlaca Macalin Nuur Maxamed Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Ka dib shir jaraa’id oo uu qabtay… Sii Akhri
Qardho:waxaa maanta lagu qabatay xarunta dawlada hoose ee qardho munaasabad gobolka karkaar loogu doortay maamul cusub
Masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland ayaa ka qaybgalay munaasabada doorashada oo ay kamid ahaayeen Wasiirka maamul wanaaga Maxamed Faarax Gaashan,Wasiirka degaanka iyo duurjoogta Cabdiqani Yuusuf Cadde,Wasiir kuxigeenka arrimaha Haweenka iyo… Sii Akhri
Boosaaso:maxkamada darajada koowaad oo dib loogu sooceliyey dad horay dil loogu xakumay.
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa dib loogu soo celiyey dad gacan ku dhiigleyaal ah oo ay hore maxkamada ku xukuntay dil toogasho ah. Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada… Sii Akhri
madaxweynaha puntland Dr.faroole oo maanta gaarey buurawadal
Burawdal oo 30km u jirta magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa shacabka dagan sheegeen in booqashadaan tahay midii ugu horeysay ee Madaxweyne Puntland ah ku yimaado degaankaan.
Nairobi:madaxweynaha kenya oo ansixiyey dastuurka cusub.
Munaasabad lagu qabtay magaalada Nairobi gaar ahaan fagaaraha caanka ah ee Uhuru Park ayaa waxaa lagu ansixiyey dastuurkaas cusub oo ay Kenya yeelanayso,iyadoo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan. Madaxda… Sii Akhri








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

