Monthly Archives: August 2010
New Zealand:haweeney soomali ah lagu xakumay 9 sano oo xarig ah.
Maxkamad ku taalla dalka New Zealand ayaa la horkeenay haweenay Soomaali ah oo lagu eedeyey in ay isku deyday afduubka diyaarad sanadkii markuu ahaa 2008-dii.
Muqdisho:madaxweynaha soomaliya oo yiri hoteladu waa inay kaqayb qaataan amniga
Madaxweynaha DFKM ayaa ka hadlay qaraxyadii maalintii Talaadadii. Waxa uu sheegay in ciidamada amnigu ay soo bandhigeen qorshe amni oo lagu sugayo ammaanka hoteelada. Xoogagga amnig ayaa sheegay, sida madaxweynuhu… Sii Akhri
Boosaaso:Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen C/samad Cali Shire oo booqasho ku tegay Galgala
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Jen C/samad Cali Shire ayaa booqasho ku tagay degaanka Galgala isaga iyo wafdi uu horkacyo isaga oo xalay u hoyday Galgala.
muqdisho:madaxweynaha soomaaliya shiikh shiriif shiikh axmad ayaa cambaareeyey qaraxii kadhacay hotel muna
Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn u canbaareeyay qaraxii ay ku dhinteen 33 qof ee ka dhacay Muqdisho. Madaxweyne Shariif, wuxuu sheegay in kuwa qaraxan ka danbeeyay… Sii Akhri
KUWAIT
KUWAIT: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Kuwait ayaa Maalintii Arbacada soo jeediyey in raga haysta dhalashada Dalka Kuwait ay guursadaan xaas labaad ,si ay u yareeyaan dumarka badan oo aan guursan… Sii Akhri
Magaalada Buruc ee Gobolka Bari Soomaaliya
Buruc waa magaalo ku taal Gobolka Bari ee Soomaaliya, isla markaasna kulaaleysa badda Gacanka Cadmeed. Waxaa kaabiga ku haya buurta labaad ee ugu dheer Soomaaliya oo ah buurta Baxaya. Waa… Sii Akhri
Magaalada Buruc ee Gobolka Bari

Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah