List/Grid

Monthly Archives: September 2010

Laascaanood.deeq raashina oo maanta lagu qaybiyey magaalada laascaanood dhegeyso

Laascaanood.deeq raashina oo maanta lagu qaybiyey magaalada laascaanood dhegeyso

waxaa magaalada laascaanood maanta oo bishu tahay 28 septembar 2010 lagu qaybiyey deeq raashin ah oo loo qaybiyey dadkii soo barakacay iyo kuwa xoolii kadhamaadeen deeqdaa waxaa qaybinayey hayada laanqaydha… Sii Akhri »

facebook

facebook

waa qayta face book

Boorama.wasiirka arimaha gudaha mudane maxamed cabdi gaboose oo shir odayaal ah kala qaygalay halkan kadhegeyso

Boorama.wasiirka arimaha gudaha mudane maxamed cabdi gaboose oo shir odayaal ah kala qaygalay halkan kadhegeyso

waxaa magaalada boorame maanta booqday wasiirka arimaha gudaha ee soomali land mudane maxamed cabdi gaboose. 

Muqdisho.War-deg-deg ah oo naga soo gaarey magaalada muqdisho mr.goonjeex halkan kadhegeyso

Muqdisho.War-deg-deg ah oo naga soo gaarey magaalada muqdisho mr.goonjeex halkan kadhegeyso

wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa waxay sheegayaan inuu isusoo sharaxay reysala wasaare cabdiwaaxid cilmi goonjeex oo hada ah siihayaha reysalwasaaraha soomaaliya oo uu usii magcaamay madaxweynaha  

Qaybta facebook

Qaybta facebook

waa qaybta face book

Boosaaso.waxaa magaalada boosaso maanta ku shiray 18 reer oo kamida beelaha dega gobolka bari.

Boosaaso.waxaa magaalada boosaso maanta ku shiray 18 reer oo kamida beelaha dega gobolka bari.

Waxaa maanta magaaladda Bosaaso kulan ku qaatay 18-kamid ah beela dega gobalka bari shirkaas oo usoo qaban qaabiyey Yaasin Xaaji Muuse Boqor oo wakiil ka ahaa Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse.

Madrid.Wasiirka arimaha dibada ee dalka Spain  Miguel Ángel Moratinos oo kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Madrid.Wasiirka arimaha dibada ee dalka Spain Miguel Ángel Moratinos oo kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Madrid: Dowladda Wadanka Spian ayaa lacag ay ugu talagalay in lagu tababaro ciidamada badda ee dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay gudoonsiisay Masuuliyiintii dowladda kMG Soomaaliya uga qeyb gashay kulankii ka… Sii Akhri »

USA:Madaxweynaha soomaaliya shiikh shiriif shiikh axmad oo u waramay intuu usa joogey BBC da

USA:Madaxweynaha soomaaliya shiikh shiriif shiikh axmad oo u waramay intuu usa joogey BBC da

Madaxweynha Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Ahmed, oo khudbad ka jeediyey golaha loo dhan yahay QM, ayaa UN ka codsaday in dawladiisa laga caawiyo sidii ay dalka u xasilin lahayd.

SPAIN.Shir Looga Hadlaayo Arrimaha Soomaaliya oo Ka Furmaaya dalka Spain

SPAIN.Shir Looga Hadlaayo Arrimaha Soomaaliya oo Ka Furmaaya dalka Spain

Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Mudane Yuusuf Xassan Ibraahim “Dheeg” .

MUQDISH:Dhinaca waxbarashada iyo nadaafadda ayuu ka xusay inuu iyagana uu waqti badan ku lumin doono.

MUQDISH:Dhinaca waxbarashada iyo nadaafadda ayuu ka xusay inuu iyagana uu waqti badan ku lumin doono.

sida wararku nagu soo gaarayaan waxaa maanta cadaystay musharaxnimadiisa ku aadan magcaabista xilka reysalwasaaraha soomaaliya jagadaas oo uu iska casilay cumar cabdirashii cali sharmaarke Pofs:Muxuyadiin Cali Yuusuf.