List/Grid
Daily Archives: 02:27
Laascaanood.deeq raashina oo maanta lagu qaybiyey magaalada laascaanood dhegeyso
waxaa magaalada laascaanood maanta oo bishu tahay 28 septembar 2010 lagu qaybiyey deeq raashin ah oo loo qaybiyey dadkii soo barakacay iyo kuwa xoolii kadhamaadeen deeqdaa waxaa qaybinayey hayada laanqaydha… Sii Akhri
Boorama.wasiirka arimaha gudaha mudane maxamed cabdi gaboose oo shir odayaal ah kala qaygalay halkan kadhegeyso
waxaa magaalada boorame maanta booqday wasiirka arimaha gudaha ee soomali land mudane maxamed cabdi gaboose.
Muqdisho.War-deg-deg ah oo naga soo gaarey magaalada muqdisho mr.goonjeex halkan kadhegeyso
wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa waxay sheegayaan inuu isusoo sharaxay reysala wasaare cabdiwaaxid cilmi goonjeex oo hada ah siihayaha reysalwasaaraha soomaaliya oo uu usii magcaamay madaxweynaha








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

