Monthly Archives: November 2010
Muqdisho:Reysal Wasaaraha Soomaaliya MR.Farmaajo oo sheegay inuu ladagaalamayo Al-shabaab iyo Xisbul islaam….
Talaado,30 November Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa beesha caalamka ka codsday inay gacan ka siiyaan xukuumaddiisa dagaal ay la galayso kooxaha Islaamiyiinta ah ee kasoo horjeeda, gaar… Sii Akhri
Muqdisho:Xildhibaano sheegay in gudoomiyaa baarlamaanku uu xilkiisii ku waayey……
Muqdisho :Mudanayaal ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in gudoomiyaha barlamanka uu xilkiisa ku waayay Takri fal ay sheegeen in uu ku sameeyay barlamanka Soomaaliya.
Minnesota:Gabagabadii Muxaadarooyinkii Xarunta Abuubakar kasocday, Su’aalo iyo Jawaabo Q-1aad: Sh. Maxamed Umal
Ilaahay mahadii waxaa Abuubakar kusoo gabagaboobay muxaadarooyinkii iyo Su’aalihii iyo jawaabihii ka socday afartii cisho ee lasoo dhaafay. Mowduuca caawa 11/29/10 ayaa ahaa Su’aalo iyo jawaabo oo kaliya. Fadiilatu Sh…. Sii Akhri
Muqdisho:Madaxweynaha Uganda Yuweri Musafani oo Muqdisho yimi kana laabtay……
Muqdisho:Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musafani ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Magaalada Muqdisho isagoo kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya.
Muqdisho:Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Farmaajo oo Muqdisho yimid.
Muqdisho: Daqiiqado kadib markii maanta la ansixiyay Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ka soo dageen wasiiro ka tirsan Xukuumada KMG Soomaaliya kuwaasi ka… Sii Akhri
Muqdisho:Wasiiradii reysal wasaare farmaajo oo maanta la ogolaaday lana dhaariyey(SAWIRO)
Sabti, November 27, 2010: Xaflad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen seddexda mas’uul ee ugu sarreysa dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa… Sii Akhri
Ururka Midowga Yurub, oo sheegay inaysan aqbalayn in waqti kordhin loo sameeyay dowladda Soomaaliya
Mr Andre, wuxuu kaga hadlay wareysiga arrimo kale oo badan, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya uu hareeyay muran xooggan, taasna aysan sii socoto kariin marka uu dhammaado waqtigeeda.”Waxaan doonaynaa, inaan… Sii Akhri
Muqdisho:gudoomiyihii Maxkmadda sare ee DKMG oo salaadul jinaasa ay ku tukudeen madaxdii dawlada
Muqdisho: Munaasabad Aasqaran loogu samaynayay Maxamuud Cumar Faarax Indhabuur oo ahaa gudoomiyihii Maxkamadda sare ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya halkaasi… Sii Akhri
Muqdisho:Yuusuf Indhacadde: Xukuumada Farmaajo Waa Ka Liidata Tii Cumar Cabdirashiid
Yuusuf Maxamed Siyaad ‘Indha’cadde’ oo ahaa Wasiiru dowlihi Wasaarada Gaashandhiga ee Xukuumadii Raysalwasaarihi hore ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, haddana sheegta in uu hoggaamiyo garab ka mid ah Xisbul… Sii Akhri
Garoowe:Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Sharci Lagu Mamnuucayo Muqaadaraadka
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey sharci ay soo gudbisay Xukuumada Puntland oo ku saabsan mamnuucista muqaadaraadka kala duwan. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maalmihi lasoo dhaafay ka doodayay… Sii Akhri








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

