Minneapolis:Gudashada Acmaasha Xajka Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi.(Akhriso)

Marka hore waxaa ilaah mahadii ah in allaah noo fududeeyey inaan wax ka taabano ac-maasha qofka looga baahan yahay inuu la yimaado marka uu gudanayo xajjka, arintaa waxaa nagu baraarujiyey markii aan aragnay in dad ka baahi u qabaan gaar ahaan dadka ku nool wadamada qurbaha.

Si ay dadku u fahmaan waxaan soo qaadanay sawiro tusinaya ac-maasha la rabo in la qabto, sawiradaa waxaan ka soo qaadanay mid ka mid ah shabakadaha islaamiga ah, waxaana hubiyey sheikh Cabidlaahi ibn C/raxman Al-jibirin.

halkan kasoo rogo axkaamta xajka

burucbaxaya.com
burucbaxaya@hotmail.com

Comments are closed.