List/Grid

Monthly Archives: May 2011

MAALTA:MARKII UGU HOREYDAY OO DADKA JAZEERADAA LOO OGOLAADAY INEY ISFURIKARAAN.

MAALTA:MARKII UGU HOREYDAY OO DADKA JAZEERADAA LOO OGOLAADAY INEY ISFURIKARAAN.

Jazeerada yar ee Maalta ayaa boqolkiiba 52  dedkeedu ucodeeyeen in la la ogolaado furitaanka oo aan hore looga ogoleyn halkaa maadaama ay dadka dalkaasi ubadanyihiin dadka heysta madhabta Katholiga oo furitaanku… Sii Akhri »

Kumanaan reer Masar ah oo mar kale isu soo bax sameeyey

Kumanaan reer Masar ah oo mar kale isu soo bax sameeyey

Kumanaan reer Masar ah ayaa isu soo baxay ka suubiyay Taxriir Square kuwaaso isbedel doon ah. Kooxaha soo qaban qaabiyay isu soo baxan ayaa ugu magacdaray Kacdoonkii labaad. Kooxahan ayaa… Sii Akhri »

Ciimada Khadafi oo miinooyin ku wareejiyay Misurata.

Ciimada Khadafi oo miinooyin ku wareejiyay Misurata.

Ciidamada liibiya ayaa gabi ahaan ku wareejiyay magaalada Misurata oo ay ka taliyaan kooxaha ka soo horjeeda Khadaffi miinoyinka dhulka lagu aaso. Arrintan waxaa cadeeyay taliya ciidamada NATO. Sareeye Guuto … Sii Akhri »

Ciidamada cirka Yaman oo duqeeyay….

Ciidamada cirka Yaman oo duqeeyay….

Ciidamada circa Yaman ayaa maanta oo jimca ah duqeeyay saldhig ciidamada mileteriga ay ku la haayeen duleedka Sanca oo ay la wareegeen qabiil ka tirsan qabiilada reer Yaman.Warkan waxaa soo… Sii Akhri »

Wadamada EU oo doonaya QM ay saaraan cunaqabateyn Syria.

Wadamada EU oo doonaya QM ay saaraan cunaqabateyn Syria.

Afarta wadan oo ka mid ah Midowga Yurun kuursna  ku leh golaha amaanka ee QM ayaa doonaya in QM ay saarto cunaqabateyn la saaro xukuumada Syria. Diblomaasiyiin ku sugan xarunta… Sii Akhri »

Masar oo albaabada u fureysa xadka ay la wadaagto Rafah

Masar oo albaabada u fureysa xadka ay la wadaagto Rafah

Masar ayaa albaadabada u fureysa Rafah maalinta sabtida ah,sidaa waxaa sheegtay wakaalada wararka ee Masar. Waxaa ay tani fududeyn doontaa isu socodka ka dib afar sano oo uu xadku xirnaa… Sii Akhri »

Shirka Golaha Ammaanka oo ka furmay Nairobi

Shirka Golaha Ammaanka oo ka furmay Nairobi

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan uga furmay NairobiWaxaa kulankaa lagu marti qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, oo ay ka yimaadeen laba wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha iyo… Sii Akhri »

JOHANNESBURG- Madaxweynah South-Afrika Jacob Zuma ayaa isniinta inagu soo aadan ee 30 may kulan kula leh magaalada Tripoli ee dalka Liibiya madaxweyne Qaddafi. Zuma ayaa Liibiya u tagay isaga o ka socda Midowga Afrika(AU),sidaa waxaa sheegay dowlada South-Afrika manta oo arbaca ah.

JOHANNESBURG- Madaxweynah South-Afrika Jacob Zuma ayaa isniinta inagu soo aadan ee 30 may kulan kula leh magaalada Tripoli ee dalka Liibiya madaxweyne Qaddafi. Zuma ayaa Liibiya u tagay isaga o… Sii Akhri »

Xiisadaha colaadeed ee ka jira Yeman oo cirka isku sii shareeray..

Xiisadaha colaadeed ee ka jira Yeman oo cirka isku sii shareeray..

SANCA-Ka dib markii ay xasilooni laga dareemaya Sanca ayaa manta oo arbaca ah oo ay dagaalo ka qarxeen caasimada Yeman ee Sanca. Kooxaha ka soo horjeeda xuluumada ayaa lagu waramayaa… Sii Akhri »

Sarkaalkii ugu sareeyay ee ka socda USA oo gaaray Benghazi

Sarkaalkii ugu sareeyay ee ka socda USA oo gaaray Benghazi

 Benghazi- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka Jeffrey Feltman ayaa booqasho ku tagay magaalada Benghazi. Waxa uu wadahalo la lee yahay kooxaha ilaa bishii febraayo ka soo horjeeda… Sii Akhri »