Monthly Archives: February 2012
Tv ga Universal ayaa caawa Doodwadaag wuxuu kusoo qaatay soomali dawladnimo rabta oo weliba London joogta (ABSHIR DHEGEYSO)
Waxaa qa qaybgala doodan Reysal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab ciise iyo wasaiirka arimaha gudaha ahna amniga qaranka C/samad Macallin Maxamuud. [Audio clip: view full post… Sii Akhri
Nuxurka Shirka London oo lahelay
War mutiyeedkan oo si hordhac ah loo diyaariyey ayaa ah kii loogu talagalay in la shaaciyo marka uu dhamaado shirka oo 5 saacadood oo kaliya ka socon doona dhismaha weyn… Sii Akhri
Ciidamada amniga ee DFKMG soomaaliya oo fishiliyey qarax
Waaxda Dembi Baarista ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Hey’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa fashiliyay isku day fal ismiidaamin ah oo loogu talal galay in lagu gumaado shacab badan oo muqdisho… Sii Akhri
Gabadhan Muslimtay Waxay walaala yihiin Xaaska ra’iisul wasaarahii hore ee Ingiriiska Tony Blair(Daawo+Akhrisona)
Gabadhan waxay Islaamka soo gashay 2010, magaceedu waa Lauren Booth, waxayn dumaashidiis tahay ra’iisul wasaarahii hore ee Ingiriiska Tony Blair oo walaasheed qaba. Waxay aad ugu doodaa qadiyada reer Falastiin…. Sii Akhri








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

