Tacsi Subscribe to Tacsi
Garoowe:انالله وانا اليه راجعون waxaa magaalada Garoowe maanta ku geeriyoodey Maxamad Guuleed Madoobe.
waxaanu tacsi tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Maxamad Guuleed Madoobe oo maanta oo Jumce ah ku geeriyoodey magaalada Garoowe isagana ilaahay kitaabkiisa midigta hakasiiyo janatul fartowsana hageeyo… Sii Akhri
Denmark:jaaliyada soomaaliyeed ee kunool magaalada(Randers)waxay tacsi u dirayaan elelkii uu ka geeriyoodey Sheekh Cumar Faaruuq
Randers: jaaliyada soomaaliyeed ee degan wadanka denmark gaar ahaan magaalada (Randers)waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa elehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Alla Ha unaxariistee Sheekh Cumar Faaruuq waxaanuna leenayhay samir… Sii Akhri
Leicester:انا لله وانا اليه راجعونwaxaa magaalada boosaaso lagu dilay xalay suldaan ciise xasan cumar
Dhammaan Beelweynta Cali Saleebaan ee ku nool magaalada Leicester ee dalkan Ingiriiska waxa ay si wadjir ah u canbaareynayaan falka dilka ah ee loogula kacay Suldaan Ciise Xasan Cumar oo… Sii Akhri








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

