List/Grid

Warar Subscribe to Warar

Darsigii Koowaad ee Cilmiga Usuul Fiqh Sh.Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori (Daawo)

Darsigii Koowaad ee Cilmiga Usuul Fiqh Sh.Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori (Daawo)

Waxaa Mahad alle ah in Sheekh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori uu duubay xalqo kale oo ku saabsan barashada Cilmiga Usuul Fiqhiga oo kooban oo uu Shiikhu ku qaadaa dhigi doono… Sii Akhri »

Beesha Cabdi Koombe(Jambeel) oo qaadacday golihii deegaan ee laga dhisay Qandala.

Beesha Cabdi Koombe(Jambeel) oo qaadacday golihii deegaan ee laga dhisay Qandala.

بسم الله الرحمن الرحيم   Ku: Gudoomiyaha Gobolka Bari :Bosaaso Og: Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha : Garoowe Og: wasiirka wasaarada amniga :Garoowe Ujeedo: Dacwad lidi- ku-ah qaabkii loo dhisay xubnaha… Sii Akhri »

maqaaxi kutaal (Dammam)sa,udia oo qofkii aan cuntada dhamysan ku xakuntay ganaax(DAAWO)

maqaaxi kutaal (Dammam)sa,udia oo qofkii aan cuntada dhamysan ku xakuntay ganaax(DAAWO)

OGEYSIID,kusocda jaaliyada Degan Denmark gaar ahaan nawaaxiga Aarhus

OGEYSIID,kusocda jaaliyada Degan Denmark gaar ahaan nawaaxiga Aarhus

Kulankan ayaa lagula kulmayaa hadii Allaha awoodalii ogolaado ruug cadaa soomaaliyeed oo qayb libaax kasoo qaatay gurmadkii abaarihii soomaaliya soomaaliya ku dhuftay.

Halkan Kabaro salaada sida loo tukado

Halkan Kabaro salaada sida loo tukado

Halkan kadaawo sida salaada loo tukado oo maqal iyo muuqaal ah. Halkan kadaawo salaadii

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa deeqdii jaaliyada Randers ay udirtay walaalohooda dhibaataysan(VIDEO)

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa deeqdii jaaliyada Randers ay udirtay walaalohooda dhibaataysan(VIDEO)

Deeqdan oo ay qaybisay Alnahrey ee afgooyee ayna soo dhiibeen walaalaha kunool wadanka denmark gaar ahaan magaalada Randers oo dhacda ama ku taal Nooradka wadankaa. Deeqdaa waxaa iska ururiyey walaalaha… Sii Akhri »

Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.

Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.

Denmark:Magaalada layiraahdo Randers ayaa waxay deeq soo gaasiisay walaalohooda ku dhibaataysan nawaaxiga Afgooye waxayna wakiisheen ALNAHREYN oo hayad quudisa agoomo. Waxaa loo qaybiyey dad gaaraya ilaa 100 qof sida aaad… Sii Akhri »

Tacliiqii Sheekh Daahir iyo masjid Cumar Ibnu Khadaab magaalada Qrdho(DHEGEYSO)

Tacliiqii Sheekh Daahir iyo masjid Cumar Ibnu Khadaab magaalada Qrdho(DHEGEYSO)

Shiikh Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya sida weyn looga yaqaan ayaa caawa soo gaaray magalaada Qardho isagoo uu shiikhu uu kalimada baraarujin ah u jeediyey dadweynihii… Sii Akhri »

Masjidka Ibnu Cuthaymiin ee magaalada leicester taraawiixdii caawa dhegeyso

Masjidka Ibnu Cuthaymiin ee magaalada leicester taraawiixdii caawa dhegeyso

DOWLADA DHOWR AH OO KUDADAALAY RAADINTA BISHA RAMADAAN AAKHIRKIINA KUDHAWAAQEY IN LASOOMO MAALINTA ISNIINTA MAADAAMA LA ARKI WAAYAY.

DOWLADA DHOWR AH OO KUDADAALAY RAADINTA BISHA RAMADAAN AAKHIRKIINA KUDHAWAAQEY IN LASOOMO MAALINTA ISNIINTA MAADAAMA LA ARKI WAAYAY.

Si kaduwan sida soomaalidu ka aaminsantahay wadanka Sucuudiga in looga soomo taariikh iyo amar boqortooyo ayey maxkamada sare ee wadankaasi dadweynaha kacodsatay iney cidii aragtaa bisha ramadaan ay lasoo xiriiraan…. Sii Akhri »