List/Grid

Archive: Page 10

Gantaal ay riday diyaarad Mareykan ku riday Pakistan….

Gantaal ay riday diyaarad Mareykan ku riday Pakistan….

Diyaarada dagaal oo ah nooca is haga ayaa maanta oo isniin ah dhowr gataal ku riday deegaanada ay ka jiraan qulqulata ee ku yaal Waqooyi­­-Galbeed Pakistan. Saraakiisha dowlada Pakistan ee… Sii Akhri »

Faalo, Yeman ma noqon doontaa Soomaaliyada Bariga-Dhexe?

Faalo, Yeman ma noqon doontaa Soomaaliyada Bariga-Dhexe?

FAALO, Yeman ma noqon doontaa Soomaaliyada Bariga-Dhexe? Bilo markii ay socdeen isu soo baxyo looga soo horjeedo maamulka wadanka ku haya gacanta mudada 33 sano ah,ayaa maalmaha u harsan madaxweyne… Sii Akhri »

RIYAD:Madaxweynihii dalka yaman cali cabdalla Saalax oo loo qaaday Sacuudiga..

RIYAD:Madaxweynihii dalka yaman cali cabdalla Saalax oo loo qaaday Sacuudiga..

RIYAD -Madaxweynaha Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa loo qaaday boqortooyada Sacuudiga xaalad caafimaad ka dib markii uu soo gaaray dhawaac weerarkii lagu soo qaaday xarunta madaxtooyada. Arintan waxaa cadeeyay saraakiil… Sii Akhri »

Israaiil oo leysay mudaaharaadayaal xadka Israaiil-Syria…

Israaiil oo leysay mudaaharaadayaal xadka Israaiil-Syria…

Xadka u dhaxeeya Israaiil iyo Syria ayeey ciidanka Israail ay ku layeen mudaaharaadayaal doonayay in ay ka gudbaan xadka labada wadan. Mudaaharaayaasha oo ah kuwa u olaleeya qadiya Falastiin ayaa… Sii Akhri »

Strauss_Kahn ayaa isniinta maxkamada Newyork la horkeeni doonaa..

Strauss_Kahn ayaa isniinta maxkamada Newyork la horkeeni doonaa..

NewYork-  Madaxii hore ee IMF Dominique Strauss-Kahn ayaa maxkamada NewYork ayaa laga yaaba maalinta isniinta ahin ay ku cadeyso in aanu wax danbi ah gelin. Ninkan u dhashay Faransiiska ayaa… Sii Akhri »

USA:NIN LAGU XUKUMAY 431 SANO OO XARIG AH TAASOO UU KUMUTAYSTAY GABAR UU QAFAASHAY IYADOO 11 JIR AH UUNA U ISTICMAALAYAY GALMO SHARCI DARA AH TAASOO AY KUCAAWINTAY NAAGTIISUNA.

USA:NIN LAGU XUKUMAY 431 SANO OO XARIG AH TAASOO UU KUMUTAYSTAY GABAR UU QAFAASHAY IYADOO 11 JIR AH UUNA U ISTICMAALAYAY GALMO SHARCI DARA AH TAASOO AY KUCAAWINTAY NAAGTIISUNA.

Maxkamad kutaal California ayaa kuxukuntay 431 sano oo xarig ah ninka lagu magacaabo Philip kaasoo qafaashay gabar yar oo 11 jir aheyd waqtigaa  oo lagumagaacaabo Jaycee Dugard taasoo uun haystay… Sii Akhri »

Boosaaso:Dab khasaare weyn geystey oo ka kacay kaam ku yaal magaalada Boosaaso.

Boosaaso:Dab khasaare weyn geystey oo ka kacay kaam ku yaal magaalada Boosaaso.

Waxaa maanta dab khasaare weyn geystay uu ka kacay Kaamka Buula-eeley oo ay kunoolyihiin dad barakacayaal ah gudaha magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Xirriiriyaha Kaamamka dadka soo barakacay ee… Sii Akhri »

Madaxweyne Saalax oo fariin cod ah ka jeediyay Tvga wadankiisa Yeman..

Madaxweyne Saalax oo fariin cod ah ka jeediyay Tvga wadankiisa Yeman..

Madaxweynaha Yeman Saalax ayaa weerar lagu qaaday xarunta madaxtooyada uu ka soo gaaray dhaawac. Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha ayaa loo qaaday isbitaal ay Milaterigu lee yihiin sida uu sheegay Tvga… Sii Akhri »

Madaxdii sare ee Yeman oo loo qaaday Saudi Arabia.

Madaxdii sare ee Yeman oo loo qaaday Saudi Arabia.

Raiisul wasaaraha,ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha baarlamanka Yeman ayaa loo qaaday isbitaal ku yaala wadanka Sacuudida si loogu soo dabiibo halkaas. Sidaa waxaa  sheegay dhaqatiir ku sugan Sanca. Isbitaalada Sacuudiga ayaa… Sii Akhri »

Japan oo gacanta ku dhigtay lacag ay Liibiya lee dahay

Japan oo gacanta ku dhigtay lacag ay Liibiya lee dahay

Tokio- Japan ayaa gacanta ku dhigtay lacag gaareysa 4,4 billion dollar(3billion Euro) oo uu lee yahay madaxweyne Qaddafi iyo dad isaga ka ag dhow. Lacagtani ayaa u aheyd Qaddafi iyo kooxdiisa… Sii Akhri »