List/Grid

Archive: Page 2

DOWLADA DHOWR AH OO KUDADAALAY RAADINTA BISHA RAMADAAN AAKHIRKIINA KUDHAWAAQEY IN LASOOMO MAALINTA ISNIINTA MAADAAMA LA ARKI WAAYAY.

DOWLADA DHOWR AH OO KUDADAALAY RAADINTA BISHA RAMADAAN AAKHIRKIINA KUDHAWAAQEY IN LASOOMO MAALINTA ISNIINTA MAADAAMA LA ARKI WAAYAY.

Si kaduwan sida soomaalidu ka aaminsantahay wadanka Sucuudiga in looga soomo taariikh iyo amar boqortooyo ayey maxkamada sare ee wadankaasi dadweynaha kacodsatay iney cidii aragtaa bisha ramadaan ay lasoo xiriiraan…. Sii Akhri »

Fadliga quraanka kariimka ah (DAAWO)

Fadliga quraanka kariimka ah (DAAWO)

Muxaadaradan waxay ku saabsantahay Fadliga Quraamka Kariimka ah Waxaana soo jeedinaya fadiilatu Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Daawo Nahreyn oo qaybinaysa macaawino

Daawo Nahreyn oo qaybinaysa macaawino

waa Nahreyn oo walaalohooda abaartu baabi,isay gaarsiiyey macaawinogurmadna usameeyey

Qayladhaan ku wajahan abaaraha(DAAWO)

Qayladhaan ku wajahan abaaraha(DAAWO)

walaal ugargaar walaalkaaga iyo walaashaada waxay cunto aan haysan hada waxay xirtaan aan haysan waxa lala hadlayaa waa qurba joogta meelkastoo ay joogaan culimo iyo caamoba waa isu taagtey abaartan… Sii Akhri »

FANAANAD TUURTAY DHALASHADEEDII MAREYKANKA KUNA TILMAANTAY,,SHEYDAANKA MIDOOBEY,,BEDELKII UNETED STAT

FANAANAD TUURTAY DHALASHADEEDII MAREYKANKA KUNA TILMAANTAY,,SHEYDAANKA MIDOOBEY,,BEDELKII UNETED STAT

wax lala yaabo ma ahan marka qof kayimid wadamada soo koraya uu qaato jinsiyada Mareykanka sababo laxiriira fursad shaqo,caafimaad iyo nolol loogu xisho, waxeyse noqotay wax lalayaabo markii ay dhalashaas… Sii Akhri »

Ramadaanka iyo qaabka loo soo dhoweynayo Sh.Cabdiraxmaan Abyad(DHEGEYSO)

Ramadaanka iyo qaabka loo soo dhoweynayo Sh.Cabdiraxmaan Abyad(DHEGEYSO)

Walaalayaal muxaadaradan oo kadhacday paltalk qolkiisa khayrka waxay ku saabsanayd sida loo soo dhoweeyo bisha barakaysan ee Ramadaan. burucbaxaya.com burucbaxaya@hotmail.com

Haweeney Ameerikaanad ah ayaa ninkeedii dhufaantay

Haweeney Ameerikaanad ah ayaa ninkeedii dhufaantay

Haweeneey Ameericaan ah ayaa ninkeedii dhufaantay kadibna telefon udirtay FBI-da unasheegtay inuu sidaa mudnaa laakiin waxey diiday iney sheegto sababta uu umudnaa. Haweeneydaan ayaa u adeegsatay qaabka ay udhufaanta ninkeeda… Sii Akhri »

DAYAX GACMEEDYADA SHIINAHA OO CIRIIRI KUHAYA KUWA MAREYKANKA

DAYAX GACMEEDYADA SHIINAHA OO CIRIIRI KUHAYA KUWA MAREYKANKA

Sida lagusheegey warbixin cusub waxaa dhici karta inuu sii kordho xowliga coboca dayax gacmeedyada shiina uuna dhowaan soo afjaro saameynta uu mareykanku kuleeyahay wadama ASIA . Warbixinta ayaa sheegtay iney… Sii Akhri »

JORN SELFAkEER OO MUSLIMAY IYO  WALAASHIIS OO KHURDUUM LAGU AROOSAY MAALIN KAHOR INTII AAN SALFEKEER LOO DHAARIN MADAXWEYNA NIMADA WADANKA CUSUB EE KOOFURTA SUUDAAN

JORN SELFAkEER OO MUSLIMAY IYO WALAASHIIS OO KHURDUUM LAGU AROOSAY MAALIN KAHOR INTII AAN SALFEKEER LOO DHAARIN MADAXWEYNA NIMADA WADANKA CUSUB EE KOOFURTA SUUDAAN

Tak-biirta iyo tawxiid-ka ayaa la isku daray iyadoo kor loogu dhawaaqayo gudaha iyo debada masjid kuyaal magaalada kharduum markii uu halkaa kudhawaaqay islaamnimadiisa wiil uu dhalay Selfa Keer oo sheegay… Sii Akhri »

YEMAN:MADAXWEYNE SAALIX OO MARKII UHOREYDAY ILAA INTII UU DHAAWACMAY KASOO MUUQDAY TALEFISHINKA WADANKA YEMAN ISAGOO KAGUBAN WEJIGA IYO GACMAHA.

YEMAN:MADAXWEYNE SAALIX OO MARKII UHOREYDAY ILAA INTII UU DHAAWACMAY KASOO MUUQDAY TALEFISHINKA WADANKA YEMAN ISAGOO KAGUBAN WEJIGA IYO GACMAHA.

Khamiistii maanta ayuu madaxweyne Cali Cabdalla saalix kala hadlay dadka wadanka yeman isagoo ay kamuuqato dhibaato aad uxun una eg odey gaboobey ayuu kasoo muuqday shaashada wadankaas. Madaxweynaha ayaa sheegey… Sii Akhri »