Archive: Page 9
MARKA HORE XIJAABKA DEJI KADIB KHIMAARKA HADANA GAMBADA MARKAA AYAAD RAG WAX LAQEYBSANKARTAA DABADEEDNA UJEESO INAAD ABUURISTA ALLAAH LADAGAALANTO MARKAAS AYAAD GAADHAY HEERKA AY GAADHEY MARWO Maria Jose Cristerna
waxaan sawirka idiinka muuqda ma ahan maasgar ee waa dhab. Marwo Maria Jose Cristerna waa 35 jir hooya ah ahna advokat(looyar),sida ay sheegatayna waxa ay heysataa diintii Maryamo.waxayna guursatey iyadoo… Sii Akhri
Xukuumada Holland oo aan dooneyn duqeynta Liibiya…
The Hague- Xukuumada Holland ayaan u diyaar aheyn ka qeyb qaadashada duqeynta xagga cirka ah ee lagu hayo xukuumada Liibiya. Saraakiil ka tirsan wasaarada gaashaandhiga ayaa laga wariyay in Nederland… Sii Akhri
dad badan oo Siiriyiinaan ah ayaa u soo qaxaya wadanka Turkiga
KARBEYAZ KOYU- Koox dad ah oo gaaraya 120 oo ka soo kicitimay Waqooyiga Siiriya ayaa qaxootinimo ku soo galay wadanka Turkiga. Dadkan ayaa habeenimadii talaadada xili danbe soo gulay gudaha… Sii Akhri
Ban Ki-Moon oo mar labaad u taagan xilka QM iyo taageero balaaran oo loo muujiyay
Ban Ki-Moon ayaa doonaya in uu sii hayo xilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Soo shaac bixida warkan ayaa si aad loo soo dhaweeyay iyada oo loogu baaqay in lagu… Sii Akhri
100,000 qof ayaa ka qaxaya Koonfurta-Sudan
Tiro dhan boqol kun oo qof oo nus ka mid ah tiradaasi ay yihiin caruur ayaa ka qaxaya magaalo ku taal Koonfurta-Sudan oo lagu magacaabo Abyei. Agaasimaha hayada qaxootiga ee… Sii Akhri
Dagaalo dhexmaray ciidamada Yeman iyo kooxo xag jir ah oo ay ku dhinteen…
Zinjibar- Dagaal dhexmaray ciidamada amniga ee xukuumada Yeman iyo kooxo maleeshiyaad ah ayaa waxaa ku dhintay 45 qof. Sidaa waxaa sheegay saraakiisha dowlada ee deegaankaas iyo madaxda ciidamada miletariga Yeman…. Sii Akhri
New York:Madaxii hore ee hay’ada IMF, Mr.Dominique Strauss-Kahn ayaa markale lasoo hortaagay maxkamada
Mr.Kahn ayaa markii maxkamada uu tageyey ay garabkiisa ka muuqatay Xaaskiisa Mrs.Anne Sinclair, waxaa sidoo kale maxkamada horteeda ku sugnaa haween badan oo ayagu ku dhawaaqayey erayo lid ku ah… Sii Akhri
Qaliinkii Saalax oo lagu guuleystay.
Riyad- Labo qaliin oo lagu suubiyay madaxweynaha Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu guuleystay maanta oo isniin ah. Sidaa waxaa sheegay sarkaal ka tirsan xukuumada Sacuudiga. Waxa uu yiri mudo… Sii Akhri
Mareykanka oo dhimaya ciidamadiisa ku sugan …..
Dowlada Mareykanka ayaa qorsheysay in ay ciidamadeeda ka jooga Afganistan si dhaqso leh ay u dhinto tiradooda. Warkan ayaa maanta oo isniin ah lagu soo daabacay wargeysa The NewYork Times…. Sii Akhri
Kooxaha ka soo horjeeda Qaddafi oo la wareegay….
Kooxaha ka soo horjeeda xukuumada Mucamar Qaddafi ayaa maanta oo isniin ha la wareegay gacan ku heynta magaalada Yafran oo ku taala Galbeedka Liibiya. Yafran ayaa 140km u jirta caasimada… Sii Akhri








Halkan ka Akhriso iyadoo qoraal ah

